Waxba ha ka soo qaadin marka ay dadka kale indhaha kugu soo taagayaan

Hal wax oo aan u arko in ay aad ii dhibayaan waa, mararka qaarkood marka aannu magaalada joogno, ayna Frida saarantahay kursiga cuuryaamiinta.
Markaas aad bey u dhib badantahay dhammaan dadka si doqonnimo ah indhaha ugu taagaya Frida.
Dabcan waan fahmi karaa in ay si yara shaki ku jiro u eegayaan iyada maxaa yeelay waxay ku socotaa kursi cuuryaan laakiin dabcan uma baahna in ay indhaha ku taagaan!!
Sida doqomo.
Waxaan noqonayaa qof aad u careysan.
Mararka qaarkood waxba kama jiraan oo keliya ayaan ka soo qaadi karaa.
Mararka qaarkood waxaan taas uga sheekeeyaa waalidkey.
Waxay caadi ahaan sheegaan in ay iyaguna u arkaan in ay doqonnimo tahay in indhala dadka lagu taago, laakiin in aan isku dayo in aan waxba kama jiraan ka soo qaado.
Mararka qaarkood wey soconeysaa taasi, mararka qaarkoodna ma soconeyso.

/Anton, 12 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson