Waxaan ka welwelsanahay walaalkey

Waxaan leeyahay walaal yar oo naafo ah oo ay waqti dheer ku qaadaneyso in uu barto waxyaabo cus-cusub.
Waxaan ahaa qof aad uga welwelsan in uusan baran doonin akhriska ama qoridda.
Iyo waxa markaas dhacaya.
Ma is bixin doonaa?
Yaa caawin doona marka uu weynaado?
Waa khasab in uu qofku wax akhrin karo haddii uu meel helayo iyo waxaas.
In badan ayaan taas ku fikiray.
Laakiin markaas waxaan weydiiyay hooyo.
Waxay iiga warrantay sidii ay wax ahaayeen iyo caawimaadda uu walaalkey heli karo.
Muhiim ayey aniga ii tahay in aan ogaado, maxaa yeelay markaas waxaan sidoo kale ogahay waxa aan sameyn karo si aan u caawiyo.

/John, 10 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson