Waxaan doonayay in aad ogaado

Markii aan yaraa waxaan doonayay in aan ogaado sida uu walaalkeyga naafada ah uu u baran lahaa akhrinta.
Waqti dheer ayey qaadatay in aan ku dhiirrado in aan hooyo weydiiyo.
Ma dooneyn in aan anigoon u kaseyn wax xun ku dhaho.
Markii aan dabcan weydiiyay waan helay jawaabteydi – iyo xasuusin.
In aan mar walba weydiiyo haddii aan wax is weydiinayo, si kasta oo ay su'aashu u qaldantahayba.
Halkan waxaa imaanaya cashar loogu tala galay carruur iyo waaliddiin intaba: waa in aad ku dhiirrataan in aad waxa weydiisaan!

/Sara, 11 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson