Si toos ah waxa u abbaar

Micnaha waxaan u arkaa in... waxaan u arkaa in toos waxa loo abbaaro.
Maxaa yelay waxaan ogahay sida ay wax yihiin marka ay wax jiraan.
Marka ay hooyadey tusaale ahaan wax ka sheekeyneyso.
Markaas aad ayey u taxaddir badantahay, waxayna u muuqataa sida in aysan jirin wax khatar ah haba yaraatee.
Laakiin waxay leedahay waxaa jira marar aad u fara badan oo ay wax khalad noqonayaan – taasi micnaha sax maaha.
Waxaan u arkaa in daacad la noqdo oo waxa loo sheego sida ay yihiin.
Maxaa yeelay sidaas oo ay tahay wuxu halkaas wey sii jiri doonaan.

/Kevin, 8 sano

Snackeboda. Bild på en "prata"

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson