Wuxuu door bidayaa in uu si toos ah u ooyo

Marka waaliddiinteydu ay iiga warramayaan wax ay u arkaan in ay dhib badanyihiin aadbey u taxaddir badanyihiin.
Waxay u muuqataa sida in aysan gebi ahaanba wax khatar ah lahayn.
Waxay dhihi karaan: "Maaha wax khatar ah, wey iska hagaagi doontaa, uma baahnid in aad welweshid."
Markaas wey iska caddahay in aan aad u welwelayo.
Haddii aysan khatar ahayn ma fahmayo markaas sababta ay ugu baahanyihiin in ay taas sheegaan.
Macnaha waxaan u arkaa in ay tahay in toos waxa loo abbaaro.
Maxaa yeelay waan ogahay naftirkeygu sida uu xaalku yahay marka ay wax jiraan.
Maxaa yeelay si kasta oo ay tahay lama waxa beddeli karo.
Taas ayaan ka qiimey ogahay inti waxa la ogaan lahaa dhawr sano ka bacdi.
Macnaha waxaan doorbidaa in aan toos u ooyo halkii aan markaa ka bacdi ooyi lahaa.

/Mary, 12 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson