Waxay ahayd oo keliya shabaq!

In aad u badan ayaan isbitaal joogay, waxaana ahaa qof aad u xanuunsan oo ay mar walba indhaha dadku ku soo jeedaan.
Cid walba waxay u muuqatay in ay ka baqeyso in aan mar kale sii xanuunsado.
Waxaan u tegay kalkaalisadeyda caafimaadka maxaa yeelay waxaa i xanuunayay jilibka.
Waxay ogaatay sida ay jilbuhu ii xanuunayeen.
Jilibka oo keliya ayey wax iga weydiisay, maaha wax kasta oo kale oo cudurkeyga ku saabsan.
Waxay taasi ahayd wax aad u fiican. Waxaan noqday wiil caadi ah oo uu hal jilib xanuunay.

/Kalle, 12 sano

Snackeboda. Bild på en ”prata”

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson