Wax kama raaci karin

Maalin maalmaha ka mid ah mar aan joogay dibadda waddada, oo aan ciyaarayay waxaan markaa arkay saaxibbadey.
Dibadda ayey u baxayeen, waxay ku ordi rabeen tubta tareenka, waxaanna weydiiyay in aan wax ka raaci karo.
Markaas waxay dhaheen:
"Maya, hubaal ahaan taasi ma soconeyso... waxaad dabcan ku fadhidaa kursi cuuryaan".
Aad baan u murugooday, waxaanna billaabay in aan ooyo, waxaanna kursigi cuuryaanka ugu imid hooyo iyo aabbe.
Hooyo iyo aabbe qalbiga ayey ii dhiseen, waxayna i weydiiyeen in aannu bixi karno oo aan mallay soo daban karno – oo aan wiilasha iska illaabi karo.
Waxaan taas u arkay in ay fikrad fiican ahayd, in kasta oo aanan wax mallay ah helin.

/Paul, 10 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson