Waan dareemayaa marka ay dagaallamayaan

Waaliddiinteydu waxay u maleeyaan in aanan dareemeyn marka ay isla dagaallamayaan.
Waxay gelayaan qol.
Laakiin dabcan waa la maqlayaa, dabcan wey qeylinayaan.
Haddii aysan qeylineyn waa la dareemayaa si kasta oo ay tahaybo.
Macnaha wey ka muuqataa.
Macnaha waxay noqonayaan ku aamusan oo si uun u qa-qallafsan.
Mararka qaarkood waan murugoodaa maxaa yeelay waxaan u maleeyaa in ay igu dagaallamayaan.
Caadi ahaan waxaan iyaga ku dhahaa joojiya dagaalka.
Waxay igu dhahaan raalli ahaw, waxayna ii sheegaan in ay wuxu ku saabsanyihiin arrimo dad waaweyn.
Waxay ahayd wax fiican in ay sidaas dhaheen.
Dabadeed markan ka dib waxay noqdeen kuwa aad ugu fiican in ay ka warramaan sababta ay u careysnaan karaan.
Waa wax fiican.

/David, 8 sano

Snackeboda. Bild på en ”prata”

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson