Sug ilaa aan wax ka weydiiyo

Waxaan ahaa laba sana jir markii tubbo dhuuban dhuunta leyga geliyay.
Waa neefmareen aartifishal ah oo dhuunta la gelinayo.
Maadaama ay neefsashadu igu adkeyd ayaa kaas ley geliyay.
Waxaan lahaa kaaliyayaal maalintii ah iyo kaaliyayaal habeenkii ah intaba oo iga caawinayay si nadiif ah waxa uga dhuuqidda neef mareenkeyga.
Waxaan u arkaa in hooyadey ay aad uga warrantay charge (waa cudurkeyga) waxaan qabaa in yar oo charge ah.
Waxay ka dhigantahay in aan dhegaha iyo indhaha la'ahay, koritaankeyguna uu yara daah yahay.
Waxaa fiicnaan lahayd in hooyadey ay taas ii sheegto marka aan weydiiyo halkii ay sameyn lahayd sidaa si ka soo horjeedda .
Markii aan 14 sano ahaa ayaa markaa leyga saaray
tubbadi dhuubnayn.
Waxaan dareemey la qabsi la'aan maxaa yeelay kaaliyayaasheydi wey joojiyeen in ay ila shaqeeyaan.
Iminka waxaan ahay 17 jir, si aad ah ayaanna u madax bannaanahay.
Abriil-oktoobar marka uu bannaanku iftiin yahay waan raaci karaa tareen iyo bas.
Mac salaama! :)

/Linnéa, 17 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson