Ooyintu waa in ay soo baxdo

Caadi ahaan waan ooyaa ama hooyo ayaan uga warramaa marka aan murugeysanahay.
Hooyo waxay dhahdaa waa wax fiican.
Maxaa yeelay markaas qalbiga ayey ii dhisi kartaa.
Waxay sheegtaa in qof kasta mararka qaar ay murugooto.
Haddii aan murugada la muujinna in ay madaxa ku jireyso, ama caloosha, ayna xanuun keeneyso.
Waa wax fiican marka ay ooyintu soo baxdo.
Sidaas darteed ayaan sheegayaa.

/Elvira, 11 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson