Ku socota hooyo iyo aabbe

Waxaad u baahantihiin in aad waxan ka fikirtaan marka aad carruur la hadleysaan.
Nanac aad u badan na sii.
Sheeg sida ay wax yihiin.
Warkaagu ha caddaado.
Degganaw.
Isticmaalna erayo aan fahmayo.
Taasi waa taladeyda.
Macsalaama!

/Alexander, 11 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson