Waxaan arkay in aabbe uu murugeysnaa

Mar aan la joogay walaalkey iyo aabbehey waxaan arkay in uu aabbe murugeysnaa.
Wuxuu u muuqday qof welwelsan, illin ayaa hal il uga tiillay.
Waxaan weydiiyay sababta uu u murugeysnaa laakiin wuxuu ii sheegay in uusan murugeysneyn.
Laakiin dabcan waan arkay in uu sidaas ahaa.
Markaas waxaan noqday qof welwelsan, ka fikir haddii ay wax aad u xumi dhaceen.
Waxaan ku qarway waxyaabo aad u fara badan oo wax walba oo xun oo dhici karay ku saabsan.
Malaha aabbe wuu ii careysnaa maxaa yeelay aadbaan u dhib badanahay?
Ama ka fikir haddii uu xanuunsanaa oo uu dhimman lahaa?
Aabbe wuxuu gadaal dambe ka sheegyay in uu ka murugeysnaa in aan anigu xanuunsanaa.
Wuxuu sheegay in aysan khaladkeyga ahayn, laakiin waa wax laga xumaado.
Laakiin waxaa dabcan jira waxyaabo aad u fara badan oo fiic-fiican.
Wuxuu sheegay in ay khatar tahay in la murugeysnaado.
Murugadu wey imaan kartaa weyna dhammaan kartaa, cid walbana wey murugoon kartaa.
Wey fiicneyd in uu aabbe warramay, markaas uma aanan baahan in aad welwelsanaado.

/Lina, 10 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson