Walaalka waan ka maseyrayaa

Waan ka maseyrayaa walaalka, maxaa yeelay aadbuu u xoog badanyahay, waana luga fududyahay.
Sidoo kale waan doonayaa.
In aan sameeyo waxyaabaha uu sameynayo.
Laakiin murqeheygu dhab ahaan lama heystaan.
Waxaan leeyahay waxyaabo uusan lahayn.
Waxaan tusaale ahaan haystaa sallad, hees, nooc ciyaaraha ka mid ah iyo sheekooyin.

/Sofia, 12 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson