Uga warran sida ay wuxu yihiin

Waaliddiin ayaa ka warramaya sida ay wuxu yihiin, xitaa haddii ay dhaceen waxyaabo murugo ama cabsi lehi.
Haddii kale waxaa laga yaabaa in uu qofku la sii caroodo, lana sii niyad xumaado marka waxa la ogaado.
Waxaa loo dareemi karaa in qofka la khiyaamay.
Waaliddiintu in yar wey sugi karaan inta aysan waxa ka sheekeyn.
Waxaa laga yaabaa in ay u arkaan in ay adagtahay in wax laga sheekeeyo.
Waxaana ay ku fikiraan sida ay wax u dhahayaan.
Sidaas ayey wax ahaayeen markii uu aabbehey dhintay.
Wey murugeysnaayeen mana dooneyn in aan anigu murugoodo.
Laakiin marki ay fikirka dhammeysteen ayey sheegeen.
Waan murugooday, laakiin sidaas dabcan waa la noqonayaa marka uu qof awowgiis dhinto.

/Hassan, 11 jir

 Snackeboda. Bild på en ”prata”

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson