Cid lama dilo marka la careysanyahay

Marka aan careysanahay waxaan doonayaa in aan dagaallamo.
Hooyo waxay ii sheegeysaa in aanan dagaallamin.
Waan caroodaa laakiin ma dagaallamo.
Hooyo wey iga caawin kartaa in aanan dagaallamin.

/Gabrielle, 6 sano

Senast uppdaterad 2022-06-02 av Peter Eriksson, ansvarig utgivare Lennart Magnusson